XOG: Maxay Dhoola Cadayntu Uga Maqan Tahay Sawiradii Hore?

XOG: Maxay Dhoola Cadayntu Uga Maqan Tahay Sawiradii Hore?

0
SHARE

Sawiradii hore ayaa ahaa kuwo aysan dadku qosli jirin marka ay iska qaadayaan, waxaana Sawiradaasi ayba soo gaareen Qarnigii 20-aad.

Sababaha ugu waawayn ee aysan u qosli jirin dadku ayaa lagu sheegay;

-Dadka oo u arkayay in qosolka xilliga sawirka uu yahay mid muujnaya Garasho liidata oo qofka haysata, sidaa darteedna waa iska illaalin jireen.

-Kaamirooyinkii hore oo waqti  waqti badan ayay qaadan jireen inay sawirka qaadan, taas oo keeni jirtay inuu qofku caajiso oo isaga oo caajis ah sawirka laga qaado.

Qarnigii 20-aad ayaa waxaa lagu xasuustaa in Kaamirooyinka soo gaaray ay ahaayen kuwo Daqiiqad ay qaadan jirtay inay sawirka qaado.

Maanta xaaladu sidaa waa ka badalan tahay, bal u fiirso sawirada laso dhigayo Baraha Bulshada dhamaantood dadku waa wada qoslayaan, ma aha inay ku wada sugan yihiin xaalad farxad ah ee sawirada sida loo galo maanta ayaa sidaa noqotay.

Sawirku waa Document muhiim ah mana aha innaad waqti kasta qososho, waxaana Sawirkaagu uu ka tarjumayaa xaalada aad ku sugan tahay.

www.puntland24.net

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY