Daawo Bandhig La Yaab Leh Oo Ka Dhacay Magaalada Garowe Ee Caasimada...

Daawo Bandhig La Yaab Leh Oo Ka Dhacay Magaalada Garowe Ee Caasimada Puntland

0
SHARE

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 July 2017 magaalada Garoowe ku Daahfuray bandhii 3-aad ee buugaagta, sidoo kalena waxa uu Madaxweynuhu madashaasi kusoo bandhigay boogiisa lagu magcaabo  ”A Challenging Transition In Soomaali”, kaasi oo ka waramaya wax qabadka la taaban karo ee uu Madaxweynuhu wadankiisa ka hirgeliyey xiliyadii  kala gedisnaa ee uu ku jirey saaxadda siyaasadda.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY