Daawo Xildhibaanada Puntland Oo Doodii Ugu Adkayd Amaanka Ka Yeeshay

Daawo Xildhibaanada Puntland Oo Doodii Ugu Adkayd Amaanka Ka Yeeshay

0
SHARE

Xildhibaanada Puntland ayaa Dood adag ka yeeshay arrimaha amaanka Puntland, waxaana u socda Kalfadhigooda 39-aad.

Waxaa Xildhibaanadu ay dhaliil u jeediyeen Xukuumadda Puntland oo ay ku dhaiileen sida aysan u bixin Mushaharka ciidamada.

Muuqaalka Halkaan Hoose Ka Daalaco;-

www.puntland24.net

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY