DEG DEG+DHAGAYSO: Xaggee Ku Dambeeyen Madaxdii galmudug Iyo Dadkii Ku Sumoobay Raashinka?

DEG DEG+DHAGAYSO: Xaggee Ku Dambeeyen Madaxdii galmudug Iyo Dadkii Ku Sumoobay Raashinka?

0
SHARE

Dad badan badan oo ay ku jiraan Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug, ayaa dhowaan ku Sumoobay Raashin, ka dib markii ay cuneen Cuno.

Waxaa dadkii markii ay Cuneen Raashinka ka dib ay bilaabeen inay Mataq iyo Calool socod, waxaana goobta uu falkan ka dhacay uu ahaa kulan ay isugu yimaadeen Madaxda Galmudug, Ganacsato iyo dad kale oo ka hadlayay arrimo hormarineed.

Duqa degmada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Bare, ayaa sheegay in dadka qaar ay caafimaadeen, waxaana ku haray guddoomiye ku xigeenka Galmudug ee Mudug.

Inkasta oo uu jiro shaki ah in Raashinka la cunay ay taabatay sunta Xoolaha, hadana ma jirto dhakhaatiir baaritaan sameeyay.

Dadka ayaa waxaa la siiyay Wacyigelin ku saabsan inay kala Illaaliyaan Raashinka iyo Sunta Xoolaha.

www.puntland24.net

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY