Madaxweynaha Turkiga Oo Si La Yaab Leh Uga Hadlay Reer Galbeedka

Madaxweynaha Turkiga Oo Si La Yaab Leh Uga Hadlay Reer Galbeedka

0
SHARE

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayyip Erdogan ayaa maqaal uu qoray kaga hadlay dalalka reer galbeedka iyo mawqifkii ay qaateen saacadihii uu socday afgembigii dhicisoobay ee Turkiga ka dhacay 15/07/2016.

Madaxweyne Erdogan wuxuu qoraalkiisa ku xusay inay adagtahay in Turkigu aqbalo munaafaqnimada dalalka reer galbeedku ay kula dhaqmayaan xidhiidhka iyo saaxiibtinimadii ka dhaxaysay dalka Turkiga.Erdogan wuxuu sheegay in qaab dhaqanka dalalka reer galbeedku uu yahay mid aan dan u ahayn xidhiidhka ka dhaxeeya Turkiga iyo dalalka reer galbeedka.

“Maanta hogaamiyeyaasha reer galbeedka waa inay kala doortaan laba mid un,inay la saftaan argagixisada iyo in dib usoo celiyaan kalsoonida shacabka Turkiga,” ayuu yidhi Erdogan.

Mar uu ka hadlay saacidihii afgembigu socday iyo qaabkuu dalalka reer galbeedku udhaqmeen ayaa wuxuu yidhi,”Intii ay taageero umuujin lahaayeen shacabka Turkiga waxay hogaamiyeyaasha qaarkood qaateen go’aan ah inay ka warsugaan gebagebada afgembiga.”

Qoraalka madaxweyne Erdogan ayaa kusoo beegmay sanadguuradi

www.puntland24.net

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY