Home » Entries posted by puntland
Entries posted by puntland
Muqdisho: Wuxuu Ka Yimi Maraykanka, Afar Saac Buu Joogay Muqdisho, Qarixii Shalay Ayuu Ku Dhintay

Muqdisho: Wuxuu Ka Yimi Maraykanka, Afar Saac Buu Joogay Muqdisho, Qarixii Shalay Ayuu Ku Dhintay

Axmed Ciyow wuxuu ka mid ahaa dadkii shalay ku dhintay qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaaro badan ay ka dhashen. Wuxuu daganaa dalka Maraykanka, gaar ahaan Minnesota , waxaa uu qaruxu haleelay xilli uu Muqdisho joogay muddo afar saac ah. Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa ku dhintay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, waxayna […]

Share on Facebook
Muqdisho: Waxay Kaso Laabatay Jaamacad , Waxay Doonaysay Inay Muqdisho Ka Shaqaysato, Qarixii Shalay Ayay Ku Dhimatay

Dhacdooyinka xannuunka badan ee ka dhashay qarayadii Muqdisho ayaa wali isa soo taraya, waxaana marba marka ka dambeeya soo baxaya Warar Ciil iyo uurkutaalo xambaarsan. Maryan waxay ka mid ahayd haweenkii ku dhintay qaraxyadii Muqdisho, waxaana ay dhowaan kaso baxday Jaamacad ku taala wadanka Kenya. Waxay dib ugu soo noqotay magaalada Muqdisho si ay uga […]

Share on Facebook
Continue reading …
DEG DEG: Madaxweynaha Turkiga Oo Diyaarad Caafimaad Oo Deg Deg Ah Uso Diraya Soomaaliya

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan, ayaa amray in Diyarad Caafimaad oo deg deg ah loo diro magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Diyaaradan ayaa waxaa la socda dhakhaatiir Caafimaad, qalab caafimaad iyo agab kale, waxaana sido kale ay qaadi doontaa dadka dhaawacyadooda  aan dalka waxba looga qaban karin. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa shaaciyay in dibada loo […]

Share on Facebook
Continue reading …
Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Agaasime Guud, Akhriso

Madaxweynaha Puntland ayaa Maxamed Cabdi Faarax (Qambi) u magacabaay  Agaasimaha Guud Ee Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Dawladda Puntland. Madaxweynaha Dawladda Puntland. Markuu arkay:                      Dastuurka dawladda Puntland. Markuu arkay:                      Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa shaqo. Wuxuu Xeeriyey: Waxaa Maxamed Cabdi Faarax (Qambi) loo magcaabay Agaasimaha Guud Ee Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Dawladda Puntland.   Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu […]

Share on Facebook
Continue reading …
Shaqooyinka Dawlada Oo Hakad La Galiyay, Khasaaraha Dhimashada Oo Sii Badanaya Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay+Dhagayso

Wasiirka Shaqada Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa shaaciyay in dhamaan la fasaxay shaqaalaha dawlada muddo saddex bari ah, wuxuuna sheegay inay tagaan Cisbitaalada si ay dadka u caawiyaan. Saalax Axmed Jaamac ayaa intaas ku daray inay caawinayaan walaalohooda ku dhaawacmay qarixii shalay ee Muqdisho. Wuxuu Wasiirku ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay […]

Share on Facebook
Continue reading …
Muqdisho: Wuxuu Ahaa Aqoonyahan Gacanta Ku Hayay 20 qof, Shalay Ayuu Qaraxa ku Dhintay

Waxaa wali isa soo taraya dhacdooyinka naxdinta leh ee kaso baxaxa qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Cabdiraxman Cabdiqadir oo ahaa nin dhalinyaro ah, isla markaana gacanta ku hayay qoyskiisa oo ka badnaa 20 qof ayaa ka mid ahaa dadkii ku dhintay qaraxyadii Muqdisho. Wiilkan ayaa u shaqayn jiray mid ka mid […]

Share on Facebook
Continue reading …
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Shacabka Dhiig Ugu Deeqay+Sawiro

Wasiirka kowaad ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa guddi u saaray ka shaqeeya sidii Gurmad deg deg ah loogu fidin lahaa dadkii waxyeeladu kaso gaartay qaraxyadii Masiibo Qaran ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Xubnaha Guddiga ayaa kala ah; Maxamed Abuukar Islow (Ducale) Wasiirka Amniga (Guddoomiye) Fowziya Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaad (Xubin) Deeqa Yaasiin Xaaji Yuusuf Wasiirka […]

Share on Facebook
Continue reading …
Wararkii Ugu Dambeeyay: Xildhibaano Sheegay Inay Dhinteen Dad Ka Badan 200

Xildhibaan Abshir Bukhaari iyo Mahad Salaan iyo siyaabo kala duwan ula hadlay Warbaahinta, ayaa sheegay in qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ay ku dhiteen dad gaaraya 218 qof. Dadka dhaawacmay ayaa hadda inta la og yahay ka badan 250 qof, kuwaas oo intooda badan qaba dhaawacyo halis ah. Maydadka la geeyay Cisbitaalada, ayaa qaarkood […]

Share on Facebook
Continue reading …
XOG: Taliyaha Nabadsugida Soomaaliya Sanbalooshe Oo Xilka Laga Qaadayo, Sababta Ogow?

Warbaahinta Puntland24 oo aad ka heshaan Xogo kala duwan ayaa ogaatay in dawlada Federaalka Soomaaliya ay dhowaan shaqada ka cayrin doonto Taliyaha ciidamada Nabadsugida Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Sanbaloshe. Inkasta oo Sanbaloshe uu qabtay shaqooyin wannaagsan uuna isbadal ku sameeyay Hay’ada Nabadsugida, hadana xil ka qaadistiisa ayaa waxaa ay saldhig u tahay laba arrimood oo kala […]

Share on Facebook
Continue reading …
Kooxda Al-Shabaab Oo Aan Wali Sheegan Mas’uuliyadda Weerarkii Shalay

Kooxda Al-Shabaab ayaan wali sheegan Mas’uuliyadda qarixii ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, kaasi oo dad ka badan 40 qof ay ku dhinteen, ayna ku dhaawacmeen dad ka badan 100 qof. Shabaab oo looga bartay inay si deg deg ah u sheegtaan Mas’uuliyadda Weerarada iyo dilalka ay geystaan ayaa wali ka aamusan. Xog-ogaal u […]

Share on Facebook
Continue reading …
Page 1 of 20123Next ›Last »