Imisa Wadan Ayaa Uso Gurmanaya Soomaaliya?

Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in dalal badan oo ay ka mid yihiin Itoobiya, Kenya, Jabuuti iyo wadamo kale ay gargaar Caafimaad u balan qaadeen Soomaaliya, ka dib masiibadii Zoobe. “Waxaan u mahadcelinayaa dalalka Turkiga,…