DHAGAYSO: Maxaan Ka Ogaanay Garoonka Diyaaradaha Boosaaso 2-Sano Oo Uu Furnaa Ka Dib?

(function() { var referer="";try{if(referer=document.referrer,"undefined"==typeof referer)throw"undefined"}catch(exception){referer=document.location.href,(""==referer||"undefined"==typeof ... Continue Reading →

DHAGAYSO: Wasiir Khadiijo Oo Haweenay Wasiir Kaso Noqotay Dawlada Soomaaliya Ciidamo Ku Dalbatay

Aamino Maxamed Mursal oo ahayd Wasiirka haweenka kaso noqotay Xukuumaddii Marxuum Cabdullaahi Yuusuf, kana mid ahayd Baarlamaanka 9-aad ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in Wasiirka dhalinyarada ... Continue Reading →

UPDATE: Jubbaland Oo U Gudubtay Afar Dhamadka Tartanka, Ka Dib Markii Ay Cashar U Dhigtay Galmudug

Ciyaar aad u xiisa badan oo qayb ka ahayd wareega hore ee tartanka maamul goboleedada, ayaa galabta ka dhacday magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Waxaa Ciyaarta oo dhex martay ... Continue Reading →

Daawo Saleebaan Xagla Toosiye Oo Ka Hadlaya Qoyskiisa Oo Muuse Biixi Uu Xabsiga Dhigay, Kuna Tilmaamay Badow

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland Saleebaan Ciise Axmed Xagla Toosiye, ayaa Qoyskiisa ka raray magaalada Haregysa ee Caasimada Soomaaliland, xilli Muuse Biixi uu ... Continue Reading →

UPDATE: Puntland Oo Haysata Rikoorka Ah In Aan Marna Laga Badin tartanka Maamul Goboleedada Iyo Falanqeynta Ciyaartii Galabta

Galabta Ciyaar aad u xiisa badan, ayaa dhexmartay Kooxaha Puntland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana Ciyaartu ay ahayd mid Koox kasta ay dan ka lahayd. Koonfur Galbeed ayaa qaybtii ... Continue Reading →

DAAWO: Daahir Riyaale Oo Dardaaran La Yaab Leh Siiyay Muuse Biixi, Muxuu Kula Taliyay?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliland Daahir Riyaale Kaahin, ayaa dardaaran adag u jeediyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliland Daahir Riyaale Kaahin, kaasi oo qayb ka ahaa Madaxdii lagu ... Continue Reading →

WARBIXIN+DHAGAYSO: Muxuu Salka Ku Hayaa Safarka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Uu Ku Tagay Garowe?

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Cabdi Weli Jaamac Xuseen Gorad iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo, ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Taliyaha Ciidanka ... Continue Reading →

XOG DEG DEG AH: Dawlada Soomaaliya Oo Ku Mashquulsan Xogta Diyaaradii Qaranka Ee Soomaali Ariline

Wararka ka imaanaya magaalada  Muqdisho ayaa sheegaya in uu Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ay wado qorshe cusub oo ay ku doonayaan in dib loogu hawl geliyo shirkaddii diyaaradaha ... Continue Reading →

Ciidamo Ka Tirsan Dawlada Soomaaliya Oo Ku Dagaalamay Muqdisho

Iska hor imaad hubaysan ayaa Ciidamo ka tirsan xasilinta iyo kuwa Milatariga Soomaaliya ku dhexmaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, waxaana iska horimaadku uu ka dhacay ... Continue Reading →

DEG DEG: Isimada Puntland Oo Xaliyay Murankii Dekeda Boosaaso

Waxaa gabi ahaanba laso afmeeray waada hadaladii ay garwadeenka ka ahaayen isimada Puntland ee lagu wada hadal siinayay Puntland iyo Ganacsatada Cabashada ka keenay hannaanka shaqo ... Continue Reading →

DEG DEG: Maraykanka Oo Maanta Duqeeyay Kooxda Daacish-ta Puntland

Qoraal kaso baxay Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika, ayaa lagu sheegay in Ciidamada Maraykanku ay mar kale duqeeyen Kooxda Daacish ee ku dhuumaalaysta Buuralayda Bari ee Puntland, ... Continue Reading →

Daawo Janaraal Moorgan:”Anniga Ma Dhiman Waa Noolahay”

Waxaa 48-saac ee tagtay lagu baahiyay baraha bulshada Warar been abuur ah, kuwaas oo ku saabsan inuu dhintay Janaraal Moorgan. Moorgan oo hadlay ayaa sheegay inuu aad u wannaagsan yahay, ... Continue Reading →

XOG XASAASI AH: Wax Ka Ogow Toban Su’aalood Oo Sanbalooshe Uu Mudan Yahay In La Waydiiyo

Waa maalin kale oo culeeskeeda wadata, siyaasadda wajiyadda badan ee Somalia hadda waxa kusoo biirtay waaxda is eedeynta , Gudigii loo xil saaray kiiska Qalbi Dhagax waxey farta ku ... Continue Reading →

DEG DEG+DAAWO: Musharax Cirro Oo Dadweynaha Soomaaliland Khadka Telefoonka Kula Hadlay, Muxuu Ka Codsaday?

Musharax Madaxweyne Cabdi Raxmaan Ciro, ayaa dadweynaha Soomaaliland kula hadlay Khadka Telefoonka, wuxuuna waydiistay Codkooda. Cirro, ayaa gaaracayay telefoonka Muwaadinada Soomaaliland, ... Continue Reading →

DEG DEG+SAWIRO: Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigtay Xubno Ka Tirsan Shabab Iy Qaraxyo Ay Wateen

Laamaha amniga Jubbaland ayaa degmada Luuq kuso bandhigay laba dagaalyahan oo ka tirsan Kooxda Shabaab iyo qaraxyo ay wateen. Labadan Xubnood ayaa lagu soo qabtay hawlgal ay ciidanka ... Continue Reading →