Wararka Ugu Weyn Maanta

Maxaa Dhexmaray Ardayda Garowe Iyo Madaxweyne Farmaajo?

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 09-Jan-2018 hoolk shirarka ee Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda magaalada Garoowe kula kulmay boqollaal arday ah oo wax kabarta Jamaacadaha ku yaala magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland .  Kulanka ayaa waxaa…
Farmaajo Muxuu Maanta Ka Sameeyay Magaalada Garowe?

Madaxwaynaha dawladda DF ee soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weliba  Madaxwayne ku xigeenka Dawladda Puntland  ayaa waxaa maanta 08 january qado sharaf u sameeyay islaan Ciise islaan Maxamed iyo suldaan Siciid Maxamed Garaase…
Maxaa Maanta Kala Qabsaday Farole Iyo Cabdi Weli Gaas?

Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdi Raxmaan Farole, ayaa maanta isweydaarsaday hadalo kulul, intii lagu guda jiray Munaasabada lagu daahfray garoonka diyaaradaha ee Garowe. Cabdi Raxmaan Farole, ayaa sheegay in Cabdi Weli Cali…
DEG DEG: Puntland Oo Sheegtay Inay Xannuun Dareen Siin Doonto Soomaaliland

Puntland ayaa soo saartay Warsaxaafadeed ay uga hadlayso dagaalkii ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, halkaas oo ay la wareegen Ciidanka Soomaaliland. Warsaxaafadeedka kaso baxay Puntlanda ayaa lagu sheegay in dagaalka lagu Carqaladeynayay safarka taariikhiga ah ee Madaxweynaha Soomaaliya…
Madaxweyne Farmaajo Oo Daahfuray Garoonka Diyaaradaha Garowe+Sawiro

Madaxweynaha dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta si rasmi ah u Daahfuray garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe, ka dib Munaasabad balaaran oo garoonka ka dhacday. Munaasabada lagu Daahfuray garoonka ayaa waxaa ka qayb galay Madax ka tirsan Golayaasha…
Daawo: Maxaa Kaso Cusboonaaday Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool?

  Ciidamada Soomaaliland ayaa saaka la wareegay gacan ku haynta deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, ka dib markii ay weerar qorshaysan kuso qaadeen. Ciidamo kooban oo joogay Kastamka Tukaraq ayaa goonbta ka baxsaday, waxaana Wararku ay sheegayaan inay u carareen…
UPDATE: Maxaa Ka Soconaya Madaxtooyada Puntland Ee Garowe?

Madaxtooyada Puntland ee Garowe, ayaa waxaa Caawo ka dhacaya Munaasabad lagu xusayo sanadguuradii 4-aad ee kaso wareegtay markii la doortay Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas. Waxaa Munaasabada ka qayb galaya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Xubno ka tirsan…
Toos U Daawo Munaasabada Lagu Daahfurayo Garoonka Diyaaradaha Ee Garowe

Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland, ayaa waxaa ka socda Munaasabad lagu Daahfurayo garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe, waxaana ka qayb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Puntland iyo Mas’uuliyiin kale. Garoonka oo dhismihiisu uu socday muddo saddex…
Muxuu Madaxweyne Farmaajo Ka Sameeyay Madaxtooyada Puntland Ee Garowe?

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa xalay oo taariikhdy ahay 07 January 2018 ka qayb galay kulan wadatashi ah oo udhexeeyay dawladda federaalka ee Soomaaliya iyo maamulka Puntland. Madaxwaynaha aya waxaa kulanka wada tashiga ku wehelinayay Madaxwayne…