Home » Archives by category » Xulka Puntland
Guddoomiyaha xiriirka Mini Football ee gobolka Mudug Oo Si Wayn Gaalkacyo Loogu Soo Dhoweeyay+Sawiro

Guddoomiyaha xiriirka Mini Football ee gobolka Mudug Oo Si Wayn Gaalkacyo Loogu Soo Dhoweeyay+Sawiro

Magaalada Gaalkacyo, waxaa lugu soo dhaweeyay oo dib ugu soo noqday guddoomiyaha xiriirka kubadda cag-yaraha Mini Football ee gobolka Mudug, Cabdiqani Khaliif Carabey iyo labo ciyaaryahan oo ka qaybgalay tartanka koobka adduunka ee xiriirka Mini Football  oo sannadkan lugu qabtay dalka Tunisia. Ilaa 24 dal oo ay Soomaaliya ka mid ahayd ayaa sannadkan ka qaybgalay […]

Share on Facebook
Bandhigga Sawirada: DaawoTababare Sare Maxamed Cumar Oo Tababar Sare Ku Qabtay Boosaaso

Duqa degmada Boosaaso Yaasiin Mire Maxamuud iyo Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Cabdi Salaan Bashiir ayaa ka qayb galay Munaasabad lagu soo xiray  tababarkii ku saabsanaa Public Speaking, Resume Tailoring iyo Interview Skills oo muddo ku siman laba maalmood ka socday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Tababarka ayaa waxaa bixiyay tababare sare Maxamed Cumar oo ah […]

Share on Facebook
Continue reading …
DEG DEG: Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Puntland Oo Shil Gaari Galay

Wasiirka Wasaaradda hormarinta iyo dob-u-dhiska Puntland Cabdikhadar faarax Shaaciyo, ayaa shil gaari ku galay duleedka magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Wasiirka ayaa kaso safray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, wuxuuna kuso wajahnaa magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Waxaa Wasiirka gaaray dhaawac fudud, waxaana lagu dabibayaa mid ka mid ah Cisbitaalada magaalada Garowe. www.puntland24.net Share on […]

Share on Facebook
Continue reading …
Bandhigga Sawirada: Dhismaha Wadada Isku Xirta Ceeldaahir Iyo Ceerigaabo Oo Meel Wannagsan Maraysa

Waxaa meel wannaagan maraya dhismaha Wadada isku xirta Ceeldaahir iyo Ceerigaabo oo lagu dhisayo Iskutashi dadweyne. Puntland24 ayaa ogaaday in la dhisay 70-KM, halka ay dhiman tahay 18-KM oo kaliya, waxaana la filayaa in la dhamaytiso sida ugu dhaqsiyaha badan. Madaxweynaha Puntland oo todobaadkan safar ku tagay Wadada, ayaa ku safray, wuxuuna indhiisa kuso arkay […]

Share on Facebook
Continue reading …
DEG DEG: Dagaal U Dhexeeya Puntland Iyo Galmudug Oo Ka Socda Bariga Gaalkacyo

Dagaal u dhexeeya ciidamo ka kala tirsan Puntland iyo Galmudug, ayaa ka soconaya Bariga magaalada Gaalkacyo, kaasi oo la isu adeegsanayo hub culus. Wararka Puntland24 uu ka helayo jiida dagaalka ayaa sheegaya in dagaalka uu ka dhashay khasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac, inkasta oo aan wali tirakoob rasmi ah laga hayn khasaaraha guud. Gobolka […]

Share on Facebook
Continue reading …
Wasiirka Maaliyadda Puntland Muxuu Ka Sameeyay Magaalada Qardho?

Wasiirka Wasaaradda Maalitadda Puntland Cabdullaahi Caarshe, ayaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar kula kulmay shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland, waxaana uu Kormeer ku tagay qaybaha kala duwan ee ay ka socoyo shaqadu. Cabdullaahi Caarshe ayaa ku boggaadiyay shaqaalaha shaqada adag ee ay hayaan, isagoona ugu danbayntii ka codsaday in ay dardargeliyaan shaqada wasaarada. Wasiirka intii uu […]

Share on Facebook
Continue reading …
Bandhigga Sawirada: Daawo Maxaa Ka Soconaya Magaalada Qardho?

Dhalinyrarada ku dhaqan magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, ayaa bilaabay inay baalooyinka magaalada ay ku xardhaan Calanka Puntland. Dhalinyaradan oo ka tirsan ururka Bulsho Kaab, ayaa hawshan bilaabay saacadihii ugu dambeeyay, waxaana gaar ahaan Baalooyinka ay calanka ku xardhayaan ay ku yaala faras magaalaha Qardho. Muuqaal aad u qurux badan ayaa soo baxay, waxaana […]

Share on Facebook
Continue reading …
XOG-WARAN: Waa Sidee Xaalada Caafimaad Ee Taliye Ku Xigeenka Puntland Ee Shalay La Dhaawacay?

Goobta lagu dawaynayo ee la dhigay dhawaciisa Taliye ku xigeenka Booliska Puntland Bile Faarax Bile ayaa ah Xarunta caafimaadka ee Qaran ee aaga Meeraysane. Waxaa Taliye ku xigeenka Puntland Bile Faarax Cali uu dhaawacu kaso gaaray lugta Midig, gaar ahaan qaybta kore, waxaana xaaladiisa Caafimaad ay ahayd mid aad u wannaagsan. Maxaa Sababay dhawaaca Taliye Ku Xigeenka […]

Share on Facebook
Continue reading …
UPDATE: Gaas Oo Xalay U Hoyday Qardho, Maantana Gaaray Garowe

Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Gaas ayaa saaka ka kicitamay magaalada Qardho oo uu xalay u hoyday, waxaana soo dhoweyn loogu sameeyay magaalada Garowe. Qaar ka mid ah Waddooyinka magaalada Garowe ayaa loo xiray Madaxweynaha, waxaana Garowe laga dareemay safarka uu Madaxweynuhu ku yimi. Wararka uu […]

Share on Facebook
Continue reading …
DEG DEG+SAWIRO: Maxaa Ka Soconaya Magaalada Gaalkacyo?

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa waxaa ka socda Ol’ole ay dhalinyarda hormuudka dhalinyarada Puntland ee Gaalkacyo ay wali dhaqaale ugu ururinayaan walaalohooda Muqdisho. Dhalinyarada ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Gaalkacyo ka ururinaya dhaqaale, waxaana lagu arkayaa Waddooyinka. Masaajid, Guryaha iyo Suuqyada. Magaalada Gaalkacyo ayaa hormuud u ahayd ururinta dhaqaalaha, waxaana […]

Share on Facebook
Continue reading …
Page 1 of 13123Next ›Last »