Wararka Ugu Weyn Maanta

DEG DEG: Maxaa Ka Soconaya Magaalada Garowe Ee Caasimada Puntland

Wufuud badan oo ka kala yimi gobolada dalka Soomaaliya ayaa yimi magaalada Garowe ee Caasimada Puntland, kuwaas oo u arka inay fursad u tahay inay la kulmaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, maadama ay adag tahay innaad kulan kula qaadato…
Sawirka Maanta: Soo Dhoweyntii Farmaajo Ee Garowe Ciidaa Dhaqaaqday

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa soo dhoweyn qiiman badan kala kulmay Madaxda iyo dadweynaha reer Garowe, waxaana soo dhoweyntu ay ahayd midii ugu waynayd ee loo sameeyo Madaxweyne Soomaaliyeed oo Garowe yimaada. Waddooyinka magaalada Garowe ee Caasimada…
Daawo Diyaarad Ciidan Ah Oo Madaxweyne Farmaajo Uu Iska Soo Hormariyay

Madaxweynaha dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa diyarad Ciidan ah iska soo hormariyay ka hor inta uusan iman magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Ciidamadan oo ah kuwii ugu badnaa ee Madaxweyne Illaaliya, ayaa sugaya amaanka Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo, waxaana…
Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Magaalada Garowe+Sawiro

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kaso dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Madaxda Puntland, Mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dawlada iyo dadweyne kale ayaa kuso dhoweeyay Madaxweynaha garoonka Garowe, wuxuuna salaan sharaf ka qaatay Cutubyo ka tirsan…
Maxaa Ka Soconaya Magaalada Garowe Ka Hor Soo Dhoweynta Madaxweyne Farmaajo?

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta imanaya magaalada Garowe ee Caasimada Puntland, halkaas oo si wayn loogu soo dhoweyn doono. Diyaargarow culus ayaa laga dareemayaa Garowe, waxaana dadku ay diyaar u yihiin inay soo dhoweeyaan Madaxweynaha Soomaaliya…
XOG XASAASI AH: Wax Ka Ogow Saddex Arrimood Oo Laga Hadal Hayo Garowe

Hadalhaynta ugu badan ee Puntland ayaa ah saddex arrimood oo dadweynuhu 48-saac ee tagay ay aad u hadal hayeen, kuwaas oo kala ah; -Safarka Madaxweynaha Soomaaliya uu ku imanayo Puntland. -Ciidamada uu Madaxweynaha Soomaaliya la imanayo Puntland. -iyo Madaxweynaha oo…
XOG DEG DEG AH: Maxaan Ka Ogaanay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Garowe?

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe ee Caasimada Puntland, ayaa la Daahfurayaa maalinta Isniinta oo taariikhdu ay ku beegan tahay 8/1/2018-ka, waxaana Munaasabada lagu Daahfurayo ka qayb galaya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Garoonka ayaa guud ahaan aan la dhamaystirin, waxaana…
Daawo Sawiradii Ugu Dambeeyay Ee Garoonka Diyaaradaha Garowe

Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanata oo taariikhdu tahay 06 January 2018 soo kormeeray  Garoonka diyaaradahaa magaalada Garoowe oo dhismihiisu soo gaba-geboobay. Kormeerka ayaa waxaa  Madaxwaynaha ku wehelinayay Wasiirka wasaarada duulista iyo hawada ee dawladda Puntland, wasiir ku xigeenka…
DEG DEG: Yaa Ka Dambeeyay Dilka Sarkaalka Lagu Dilay Magaalada Boosaaso?

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Illaalada Dekeda Boosaaso, kaasi oo shalay lagu dilay nawaaxiga Dekeda. Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Xassan Xiir, waxaana uu ahaa Sarkaal caan ka ahaa magaalada Boosaaso, waxaana Kooxihii dilkiisa…