Home » Archives by category » Maqaalo
Dhab Ka Hadal: Reer Muqdisho Halkii Milyan Ee Xassan Sheekh Meel Ku Sheega?

Dhab Ka Hadal: Reer Muqdisho Halkii Milyan Ee Xassan Sheekh Meel Ku Sheega?

Maqaalkan kooban waxaan ku eegaya taariikh dhigan oo Ummadda Soomaaliyeed aan ka qorsonayn, balse u baahan in si dhab ah loo eego. Maanta Ummadda reer Puntland waxay Dawo gaaraysa Afar Tan gaarsiiyeen walaalohooda lagu laayay qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, waxaana dawada qaaday Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cabdi Naasir Cuuke. Reer Puntland […]

Share on Facebook
DHAB KA HADAL: Jawaab Ku Socota Xildhibaan Mahad Salaad Maqaalkii Uu Ka Qoray Qaraxii Zoobe

Maqaalkan ayaa mid ka mid ah Akhristaasha Puntland24 uu ugu jawaanay Xildhibaan Mahad Salaad oo qoray Warbixin uu uga hadlay Qaraxii Zoobe oo aan xalay daabacnay http://puntland24.net/?p=1651 Waxan jeclaystay inaan qodob-qodob u dul istaago dhaliisha Xildhibaan Mahad Salaad ee aan waqtigeeda la  joogin qaarkeedna aan ka turjumaynin xaqiiqda jirta laguna marin habaabinayo gurmadka ay shacabka Soomaaliyeed iyo dalalka […]

Share on Facebook
Continue reading …
Maxaan Ka Baran Karnaa Qarixii Lagu Xasuuqay Shacabkeena?

Waxaan illaahay uga baryayaa dadkii ku dhintay dabargoynta soomaaliyeed,inuu janadiisa geeyo ehelkoodna ka siiyo samir iyo iimaan.Waxaan illaahay uga baryayaa inta dhaawaca ah in uu bogsiiyo oo caafimaadkoodii u soo cesho.waxaan tacsi u dirayaa umada soomaaliyeed guud ahaan shacab iyo dawladba.intaa kadib. Waa in aan wax ka baranaa waxa ka dhacaya dalkeena 27 sanadood.Dalkeenu waxa […]

Share on Facebook
Continue reading …
Xildhibaan Mahad Salaad Oo Warbixin La Yaab Leh Ka Qoray Qaraxyadii Muqdisho, Muxuu Ka Yiri?

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa Warbixin ka qoray qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdusho ee Caasimada Soomalaiya. Hadana Mahad sidee uga hadlay qaraxyadaasi, Warbixintiisa hoos ka daaalaco: Maalin Sabti ah 14 bishaan ayay ahayd markii weerar argagixiso oo taariikhda Soomaaliya aan horay usoo marin lagu qaaday Hoteelo, Meherado Ganacsi iyo Goobo kale oo bulshadu ku kulanto. Dhacdadaas […]

Share on Facebook
Continue reading …
Aqoonyahan Yusuuf Cumar Oo Maqaal La Yaab Leh Ka Qoray Xariga Siyaasiyiinta Iyo Ganacsatada Ee Garowe

Shacabka ku nool deegaanada puntland oo ah shacab lagu yaqiin taariikh ahaan in ay had iyo jeer  u guntanaadaan dawlad nimo iyo qaranimo soomaaliyeed,ayaa aamin san in ay ka shaqeeyaan nabada puntland iyo soomaaliya oo dhan oo hesha nabad iyo nolol iyo dawladnimo iyo kala danbayn buuxda. Puntland siyaasadeeda iyo hadafkeedu ma ahayn halka loo […]

Share on Facebook
Continue reading …
Bile Qabowsade: Haddii Dawlada Puntland Ay Dastuurka Dhowri Waydo, Yaa Dhowraya?

Sida uu qorayo Dastuurka Dowladda Puntland wuxuu dhigayaa in fikirka hadalka u madaxbanaan yahay muwaadin kasta oo reer Puntland oo aan cago jugleyn, handadaad iyo xarig toona fikirka hadalka qofna lagu caburin karin. Haddaba, idinkoo hoos ka daalacan kara qodobada madaxbanaanida fikirka hadalka uu qabo Dastuurka Puntland in muwaadinku si xor ah u soo jeedin […]

Share on Facebook
Continue reading …
XOG: Maxaad Kala Socotaa Loolanka Ay Tukriga Iyo Ingiriisku Ugu Jiraan Soomaaliya?

Waxaa maalinba maalinta ka dambaysa sii xoogeysanaya loolanka UK iyo Turkigu ugu jiraan hanashada Somalia siyaasad,amni,diblomaasiyad iyo dhaqaale ahaan. Waxaan jeclaystay bal inaan fikirkeyga la wadaago shacabka Soomaaliyeed waxogaa yarna ka ifiyo loolanka sii laba kacleenaya ee dowladaha UK iyo Turkigu ugu jiraan Somalia iyo waxa uu ku salaysan yahay, waxaana uu Puntland24 sameeyay baaritaano […]

Share on Facebook
Continue reading …
Miyaanu Sharcigu Kala Saarayn Dawlad Goboleedyada Iyo Dawlada Dhexe?

Soomaaliya waxaa ka jirta dawlad fadaraal ah.waxaana hogaaminaya hada madaxwayne shacabka soomaaliyeed dalka gudihiisa iyo dibadiisa ay ku qabaan kalsooni buuxda.waxay shacabka soomaaliyeed ka soo kabanayaan dagaaladii sokeeye iyo dagaal oogayaashii qab qablayaasha ahaa oo shacabka soomaaliyeed isku dilayay iyagoo dan shaqsiyeed iyo dawlado shisheeye u adeegaayay. Maanta shacabkii soomaaliyeed waxay heleen hogaamiye isku kalsoon,oo […]

Share on Facebook
Continue reading …
Shirka Kismaayo Fogaa Meel Uu Ka Hillaacay-Maqaal

Kulankii madaxweynayaasha Dawlad goboleedyada ee ka dhacay Kismaayo, waxa aragatidayda shakhsiga ah markaan akhriyey iiga soo baxday waxaan filayay wax aad iyo aad uga fog, aragtidaydu waxay ahayd meel waayeel siyaasadeed isugu tageen oo wax bay saxayaan, wax bay isu celicelinayaan, daawo iyo dabiib iyo musaalaxo ayay beegayaan, waxay eegayaan arrimo qaanuun, xeer dalwadeed ama […]

Share on Facebook
Continue reading …
Maxay Qaramadu u Fashilmaan? W/Q Cumar Shaafi

Dhawaan waxan akhriyey buugga caanka ah ee la yidhaa “Why Nations Fail” af-Soomaalina ku noqonaya “Maxay waddamadu u fashilmaan?” Waxa qoray Daron Acemoglu iyo James Robinson. Waa buug gudbinaya xog qiimo leh isla markaana ay ku duugan yihiin casharo anfici kara cid wal oo u diyaar ah in ay waddankooda horumariyaan ama ugu yaraan ka […]

Share on Facebook
Continue reading …
Page 1 of 212