Home » Archives by category » Somalia
Guddoomiyaha xiriirka Mini Football ee gobolka Mudug Oo Si Wayn Gaalkacyo Loogu Soo Dhoweeyay+Sawiro

Guddoomiyaha xiriirka Mini Football ee gobolka Mudug Oo Si Wayn Gaalkacyo Loogu Soo Dhoweeyay+Sawiro

Magaalada Gaalkacyo, waxaa lugu soo dhaweeyay oo dib ugu soo noqday guddoomiyaha xiriirka kubadda cag-yaraha Mini Football ee gobolka Mudug, Cabdiqani Khaliif Carabey iyo labo ciyaaryahan oo ka qaybgalay tartanka koobka adduunka ee xiriirka Mini Football  oo sannadkan lugu qabtay dalka Tunisia. Ilaa 24 dal oo ay Soomaaliya ka mid ahayd ayaa sannadkan ka qaybgalay […]

Share on Facebook
Bandhigga Sawirada: DaawoTababare Sare Maxamed Cumar Oo Tababar Sare Ku Qabtay Boosaaso

Duqa degmada Boosaaso Yaasiin Mire Maxamuud iyo Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Cabdi Salaan Bashiir ayaa ka qayb galay Munaasabad lagu soo xiray  tababarkii ku saabsanaa Public Speaking, Resume Tailoring iyo Interview Skills oo muddo ku siman laba maalmood ka socday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Tababarka ayaa waxaa bixiyay tababare sare Maxamed Cumar oo ah […]

Share on Facebook
Continue reading …
DEG DEG: Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Puntland Oo Shil Gaari Galay

Wasiirka Wasaaradda hormarinta iyo dob-u-dhiska Puntland Cabdikhadar faarax Shaaciyo, ayaa shil gaari ku galay duleedka magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Wasiirka ayaa kaso safray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, wuxuuna kuso wajahnaa magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Waxaa Wasiirka gaaray dhaawac fudud, waxaana lagu dabibayaa mid ka mid ah Cisbitaalada magaalada Garowe. www.puntland24.net Share on […]

Share on Facebook
Continue reading …
Bandhigga Sawirada: Maxay Sameeyen Soomaalida Ku Dhaqan Wadanka Hindiya?

Soomaalida ku dhaqan wadanka Hindiya, gaar ahaan magaalada Hyderabad ayaa isugu yimid kulan ay ugu ducaynayeen dadkii ku waxyeeloobay qaraxii ka dhacay Isgoyska Zoope. Kulanka ayaa sidoo kale loogu mahadceliyay dowlada Turkiga sida ay u garab taagan tahay Soomaaliya, waxaana soo qaban qaabiyay Somali Centre Point ama Barta Somalida Kulmisa. Intii kulanku uu socday ayaa waxaa […]

Share on Facebook
Continue reading …
UPDATE: Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Si La Yaab Leh Uga Hadlay Khilaafka U Dhexeeya Dawlada Federaalka Iyo Maamul Goboleedada

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar, ayaa wareysi uu siiyay BBC-da waxaa wax laga waydiiyay sida uu u arko is qab qabsiga u dhaxeeya dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada. Samatar ayaa hadalkiisa ku bilaabay….”Labo arrin ayaa ii muuqda, mid waxaa weeyaan labada qolo gaar ahaanna qolooyinka gobollada jooga ee madaxda sheeganaya intooda badan ma fahansanna waxaan lugu leeyahay […]

Share on Facebook
Continue reading …
DEG DEG+DHAGAYSO: Tartankii Ciyaaraha Maamul Goboleedada Ee Kismaayo Oo Baaqday, Sababta Ogow?

Tartankii kubada cagta maamul goboleedada Soomaaliya ee ka furmi lahaa magaalada Kismaayo ee Jubbaland ayaa baaqday, kaasi oo lagu waday sida uu qorshuhu ahaa inuu maanta furmo. Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in lagu firay dacaayado ah in loo diiday inay Kismaayo tagto, ka dib Warmurtiyeedkii Kismaayo ay kaso saareen […]

Share on Facebook
Continue reading …
Dhab Ka Hadal: Damaca Imaaraatka Carabta ee Baabal Mandab, Badda Cas, Kanaalka Zuweys Iyo Qorshaha Qaybinta Yaman

Dowladda Imaaraadka oo taageero Maaliyadeed,Ciidan iyo xoog kaleba isugu dartay Qabaa’ilka Koofurta Yemen ayaa la filayaa in ay qaadaan afti ay Yementa koofureed ku noqoneyso Dal ka madaxbanaan Caasimadda Sanca ee Dalka Yemen. Arrintan waxaa la xaqiijiyay in ay gadaal ka riixeyso dowladda Imaaraadka Carabta oo dooneysa in maamulka iyo mas’uuliyadda Gacanta Baabal-Mandab,Badda Cas iyo […]

Share on Facebook
Continue reading …
Bandhigga Sawirada: Dhismaha Wadada Isku Xirta Ceeldaahir Iyo Ceerigaabo Oo Meel Wannagsan Maraysa

Waxaa meel wannaagan maraya dhismaha Wadada isku xirta Ceeldaahir iyo Ceerigaabo oo lagu dhisayo Iskutashi dadweyne. Puntland24 ayaa ogaaday in la dhisay 70-KM, halka ay dhiman tahay 18-KM oo kaliya, waxaana la filayaa in la dhamaytiso sida ugu dhaqsiyaha badan. Madaxweynaha Puntland oo todobaadkan safar ku tagay Wadada, ayaa ku safray, wuxuuna indhiisa kuso arkay […]

Share on Facebook
Continue reading …
DEG DEG: Sidee U Dhacday Doodii Xildhibaanada Aqalka Sare Ay Uga Doodeen Khilaafka Dawlada Federaalka Iyo Maamul Goboleedada?

Xildhibaannada aqalka sare ayaa maanta marka hore ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday qaraxii isgoyska Zoobe iyaga oo intaasi kadib ka dooday khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada. Kulanka oo ay joogeen guddoomiyaha aqalka Cabdi Xaashi iyo ku-xigeenkiisa Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) ayaa Guddoomiyaha golaha Cabdi Xaashi waxaa uu ugu horeyn sheegay in aqalkan uu […]

Share on Facebook
Continue reading …
DEG DEG: Dagaal U Dhexeeya Puntland Iyo Galmudug Oo Ka Socda Bariga Gaalkacyo

Dagaal u dhexeeya ciidamo ka kala tirsan Puntland iyo Galmudug, ayaa ka soconaya Bariga magaalada Gaalkacyo, kaasi oo la isu adeegsanayo hub culus. Wararka Puntland24 uu ka helayo jiida dagaalka ayaa sheegaya in dagaalka uu ka dhashay khasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac, inkasta oo aan wali tirakoob rasmi ah laga hayn khasaaraha guud. Gobolka […]

Share on Facebook
Continue reading …
Page 1 of 33123Next ›Last »