Home » Archives by category » Ciyaaro
Kooxda Soomaaliya ku matalaya tartanka Mini-Football oo kulankii labaad ciyaarey+Sawiro

Kooxda Soomaaliya ku matalaya tartanka Mini-Football oo kulankii labaad ciyaarey+Sawiro

Koox kubadda cag-yaraha ¬†oo matalaya Soomaaliya ayaa qayb ka ah 24 dal oo sannadkan ka qaybgalaya tartanka oo u qabto xiriirka Mini-Football,waxaana martigaliyay dalka Tunisia. Ciyaartii labaad ayaa kooxda Soomaaliya ay ciyaartay Isniintii,iyadoo kulankii ugu horreeyay ee Axadii qabsoomey ay Soomaaliya ciyaartay kulankii ugu horreeyay kaas oo natiijo wanagsan ay ka gartay,markii xulka Brazil ee […]

Share on Facebook
Waa Kuma Ciyaaryahanka Doonaya Inuu Madaxweyne Noqdo?

Wararka naga soo gaaraya wadanka Liberia, ayaa sheegaya inay bilaabatay tirinta codadka, waxaana ay noqonaysaa markii ugu horaysay oo si Dimuqraadiyad ah xilka la isugu wareejin doono. Inkastoo qaladaad ay dhaceen haddana gudiga doorashooyinka waxay sheegeen in si wanaagsan ay wax u socdaan. Tirida dadka u soo baxay doorashadan ayaa aad u badan. Haweeneyda xilka […]

Share on Facebook
Continue reading …
Maxaad Ka Og Tahay 23 Wadan Oo Uso Baxay Koobka Adduunka Sanadka 2018-ka?

Waxaa xalay la ciyaaray kulamo qeyb ka ah is reeb reebka loogu soo baxayo koobka aduunka ee xagaaga 2018-da lagu qabanayo Russia Qaramada xalay soo baxay waxaa ku jira Portugal ,France ,Brazil , Uruguay , Argentina iyo Colimbia Peru oo South America ah ayaa bisha November laba is arag oo Play Off ah gurigeeda iyo […]

Share on Facebook
Continue reading …
Arsene Wenger Oo Afka Furtay Kana Hadlay Wararka Carlo Ancelotti La Xiriirinaya Arsenal

Tababaraha Kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ugu dambayn ka hadlay wararka maalmihii ugu dambeeyay saxaafada haystay ee ahaa in uu booskiisa tababaranimo ee Arsenal u waayi karo tababaraha Carlo Acelotti. Ancelotti ayaa shaqada Bayern Munich laga cayriyay kadib natiijooyin xun oo ay kooxdu ku bilaabatay xilli ciyaareedkan sidoo kale khilaa weyn la galay xiddigaha […]

Share on Facebook
Continue reading …