DEG DEG: Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Puntland Oo Shil Gaari Galay

Wasiirka Wasaaradda hormarinta iyo dob-u-dhiska Puntland Cabdikhadar faarax Shaaciyo, ayaa shil gaari ku galay duleedka magaalada Garowe ee Caasimada Puntland.

Wasiirka ayaa kaso safray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, wuxuuna kuso wajahnaa magaalada Garowe ee Caasimada Puntland.

Waxaa Wasiirka gaaray dhaawac fudud, waxaana lagu dabibayaa mid ka mid ah Cisbitaalada magaalada Garowe.

www.puntland24.net

Share on Facebook

Comments

comments

Advertisement

No comments.

Leave a Reply

%d bloggers like this: