FAALLO: Baraarugga Dhalinta Barakaysan?

Dhalinyarnimaddu waa quwad iyo awood dheeriya oo bini’aadamka la siiyo xilliga uu xaaladda dhalinyarnimadda ku jiro, waa lafdhabarta la hubo ee uu wadanku yeelan karo, waa kaydka dhaqaale ee durbadiiba laga midho dhalinkaro, waa xilli uu qofka dhalinyarada ahi uu qaban karo wax waliba uu ku hamiyo haddii uu la yimaado yididdiilo iyo waxqabad dhab ah uu ku gaadhi karo hammigii iyo hankii uu lahaa.

Share on Facebook

Comments

comments

Advertisement

4 Responses to “FAALLO: Baraarugga Dhalinta Barakaysan?”

  1. Suleekho

    Oct 10. 2017

    Najma walaal waa mahad san thy guul baan idiin rajaynaynaa wadanka idinkaa joogaa dadaala waan idin garab taganahay

    Reply to this comment
  2. Mudug

    Oct 10. 2017

    dalka halo shaqeeyo dhalinyarow waa kacnay mar kale soomaaliya guul puntland gobonimo

    Reply to this comment
  3. YARKA SANADKA

    Oct 10. 2017

    gabartaan siday u qurux badan tahay ayay u qoraal qurxan tahay intee joogtaa wax aa ku dhimane aan baree

    Reply to this comment
  4. Libaax Mudug

    Oct 10. 2017

    aragtidii reer mudug oo hirgashay walee dawladnimaa soo iftiintay sidaa u kacdeen si la mid ah hogaanka u badala GAALKACYO JIR OO JOOG

    Reply to this comment

Leave a Reply

%d bloggers like this: