UPDATE: Maxaa Maanta Ka Cusub Madaxtooyada Puntland Ee Garowe?

Digreeto kaso baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland, ayaa maamul degmo oo KMG ah loogu magacaabay degmada Xumbays.

Nuqul ka mid ah Wareegtay ayaa soo gaaray Puntland24, wuxuuna u qornaa sidan:

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Xeer Madaxweyne Lr- 136 November 13 2017  ayaa loogu magacaabay si kumeel gaar ah degmada Xumbays  Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeen.

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Markuu arkay:             Dastuurka dawladda Puntland.

Markuu tixgeliyey:       Aqoontooda iyo waayo aragnimadooda shaqo.

Markuu tixgeliyey:        Tala soojeedinta Wasaaradda                                            Arrimaha Gudaha Dawladaha                                            Hoose iyo Horumarinta Reer                                              Miyiga.

 

Wuxuu xeeriyey:

 

1.Waxaa Axmed Yuusuf Cusmaan si ku meel gaar ah        loogu magacaabay Guddoomiyaha degmada                    Xumbays.

 

  1. WaxaaBashiir Maxamed Cali [Galla] si ku meel            gaar ah loogu magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka     degmada Xumbays.

 

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

www.puntland24.net

Share on Facebook

Comments

comments

Advertisement

No comments.

Leave a Reply

%d bloggers like this: