DEG DEG: Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliya Oo Is Casilay

Filed under: Somalia,Wararka Maanta |

Taliyaha ciidanka Xoogga Soomaaliya Jen. Maxamed Axmed Jimcaale (Cirfiid), ayaa sheegay inuu ka tagay xilka uu ka hayay dawlada Federaalka Soomaaliya.

Golaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa magacaabay taliye cusub waxayna u magacaabeen Jen. Cabdi Jaamac Warsame,

Janaraal Cirfiid ayaa xilka hayay muddo Lix bilood ah, waxaana muddooyinkii ugu dambeeyay uu doonayay inu xilkan ka tago.

www.puntland24.net

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *