DEG DEG: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Iscasilay

Filed under: Somalia,Wararka Maanta |

Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdi Rashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa maanta iska casilay xilkii uu u hayay Ummadda Soomaaliyeed, wax yar uun ka dib markii uu iscasilay Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Jen. Jimcaale Cirfiid.

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa laga filayaa inay soo magacowdo Wasiir cusub, kaasi oo la wareega shaqada uu Wasiirku ka tagay.

Illaa iyo hadda lama yaqaan sababta rasmiga ah ee ka dambaysa iscasilaada labada Mas’uul, hasa yeeshe Puntland24 ayaa wada baarista sababta keentay inay ka tagaan shaqada.

www.puntland24.net

Share on Facebook

Comments

comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *