Bandhigga Sawirada: Daawo Sawiro Qurux Badan Oo Laga Soo Qaaday Deegaanka Gosol Ee Gobolka Mudug

Deegaanka Gosol waa deegaan hoostaga gobolka Mudug, waana deegaan aad u qurux badan oo bilic ahaan aad kuso jiidanaya.

Deegaanka ayaa waxaa ku yaala Dhul daaqsimeed aad wannaagsan, waxaana ku nool Xoolo kala duwan, halka ay leedahay Togag biyo mareeno oo waawayn.

Deegaankan ayaa ka mid ah deegaanada dhismaha Wannaagsan uu ka socdo ee doonaya inay hormar sameeyaan Mustaqbalka dhow.

Gosol wuxuu ka mid yahay deeganada Puntland ee Dalxiiska ku wannaagsan, waxaana Puntland ku yaala dhul badan oo Dalxiiska aad ugu fiican.

Dhulka dalxiiska ku wannaagsan ee Puntland ayaa u baahan Maalgelin, waxaana hubaal ah in laga heli lahaa dhaqaale wannaagsan uuna soo jiidan lahaa Dalxiisayaal badan.

Si kastaba ha ahate, Sanadihii ugu dambeeyay ayaa waxaa Warbaahinta ay aad uso bandhigaysay Muuqaalada dhulka quruxda badan ee soo jiidashada leh.

Hoos Ka Daalaco Sawirada;

www.puntland24.net

 

Share on Facebook

Comments

comments

Share this post

Post Comment