DAAWO: Taageerayaasha Xisbiga Wadani Oo Bannaanbax Ka Dhigay Burco

Bannaanbaxyo rabshado wata ayaa taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ay ka dhigeen magaalada Burco, ka dib markii maanta ay Xisbiga Wadani ay sheegen in lagu shubtay Doorashadda. Dadka Bannaanbaxa ... Continue Reading →

Puntland:” Jab Xooggan Ayay Ciidamadeenu U Geysteen Kooxda Daacish”

Puntland, ayaa sheegtay inay jab xooggan ay ciidamada Puntland u geysteen Kooxda Daacish, ee ku dhumaalaysta Buuraha Cal-bari, ka dib hawlgalo balaaran oo ay sameeyen ciidanka Puntland. Waxay ... Continue Reading →

DEG DEG+DHAGAYSO: kormeerayaasha Caalamiga Ah Maxay Ka Yiraahdeen Doorashooyinka Soomaaliland?

Kormeerayaasha Caalamiga ah ee dusha kala socday Doorashooyinka Soomaaliland, ayaa sheegay inay diiwaangeliyeen dhacdooyin aan wannaagsanayn oo Doorashooyinka Liddi ku ahaa. Waxyaabaha ... Continue Reading →

DHAGAYSO: Maxaa Kaso Kordhay Doorashadda Soomaaliland

Afhayeenka Guddiga Doorashadda Soomaaliland Siciid Cali Muuse, ayaa sheegay in tirinta Codadka ay qaar ka mid ah gobolada dhameeyen, kuwo ay wadaan, kuwa kalena ay bilaabayaan. Siciid ... Continue Reading →

DAAWO: Xisbiga Wadani Oo Hakiyay Wada Shaqayntii Guddiga Doorashada, Sheegayna Inuu Musuqmaasuq Jiro

Xisbiga Wadani, ayaa maanta shaaca ka qaaday inay hakiyeen wada shaqayntii kala dhaxaysay guddiga Doorashooyinka Soomaaliland, xilli maalintii saddexaad lagu jiro tirinta Codadka Doorashadda. Wadani, ... Continue Reading →

TACSI: Garsoore Mursal B Oo Geeriyooday, Maxaase Lagu Xassuusan Doona?

ALLA ha u naxariistee waxaa saacadihii ugu dambeeyay hoygiisa rasmiga ah u hoyday Garsoore Murasal Maxamed Fay oo ku magac dheeraa ”Mursal B”. Marxuumka ayaa muddooyinkii ... Continue Reading →

Bandhigga Sawirada: Degmada Waaciye Oo Hormarin Lagu Samaynayo

Maamulka Degmada Waaciye ayaa maanta ka bilaabay qorshayn Magaalo (town plan) inta u dhexeeysa magaalada Waaciye iyo Xidda. Guddoomiyaha Degmada Waaciye Isxaaq Axmed Xasan , Xoghayaha ... Continue Reading →

Akhriso Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashadda Soomaaliland

Guddiga Doorashadda Soomaaliland, ayaa wali dadka ugu baaqaya inay isdajiyaan, isla markaana ay joojiyaan dabaaldegyada, xilli ay maalintii saddexaad wadaan tirinta codadka. Maalintii ... Continue Reading →

Sawiro: Bulshada Gobolka Sanaag Oo Deeq Xoolo Ah Gaarsiiyay Hawlwadeenada Wadada Ceeldaahir Iyo Ceerigaabo

Dadweynaha ku dhaqan Deegaanka Raad iyo Laako ee gobolka Sanaag, ayaa deeq Xoolo ah gaarsiiyay hawl wadeenada Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, taasi oo ay ugu tala ... Continue Reading →

Golaha Wasiiradda Soomaaliya Oo Soo Bandhigay Magacyada Xubno Shabaab Ah Oo Ay Qabteen

Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre ) ayaa looga ... Continue Reading →

Bandhigga Sawirada: Maxaa Xalay Ka Dhacay Magaalada Qardho Ee Xarunta Gobolka Karkaar?

Isxilqaamayaasha Hormuud Baanu Nahay, ayaa maalmihii ugu dambeeyay hawlo Nadaafadeed iyo Ranjiyayn ka waday gudaha magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Waxaa dhalinyaradu ay ... Continue Reading →

Safar Ay Golaha Xukuumadda Soomaaliya Ku Tagi Lahaayen Baydhabo Oo Baaqday, Sababtu Maxay Tahay?

Golaha Xukuumadda Soomaaliya, ayaa maanta shirkooda ku yeelan lahaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, hasa yeeshe waxaa ku yimi dib u dhac. Wararka Puntland24 uu helayo ayaa ... Continue Reading →

XOG DEG DEG Ah: Maxaa Xiggaya Afgambiga Robert Mugabe?

Shacabka Zimbabwe ayaa sugaya iney arkaan talaabada xigta ee ay qaadayaan Militariga dalkaasi,maadama inta badan dalka ay la wareegeen. Madaxweyne Robert Mugabe ayaa hadda xabsi guri ... Continue Reading →

Farmaajo Oo Safar Aan Caadi Ahayn Ku Tagaya Wadanka Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa safar ku tagi doona wadanka Imaaraatka Carabta maalmaha soo socda sida Puntland24 uu Xogta ku helay. Farmaajo, ... Continue Reading →

XOG XASAASI AH: Dadka Soomaaliyeed Sidee U Arkeen Iscasilaada Maryan Qaasim?

Qeybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed ee dalka gudahiisa ku nool iyo kuwa dibada ku nool ayaa si weyn u hadal hayey saacadihii la soo dhaafay warka la xiriira is casilaadii ay ... Continue Reading →

DEG DEG: Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Oo Caro Uga Baxay Shirka Golaha Wasiiradda, Sababtu Maxay Tahay?

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdi Raxmaan Bayle, ayaa isaga kulanka Golaha Xukuumadda Soomaaliya ee maanta oo Khamiis ah ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Puntland24, ... Continue Reading →

DEG DEG: Xildhibaano Diyaarinaya Mooshin Ka Dhan Ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxmed Sheekh Jawaari ayaa wajahaya laba mooshin oo is-bar-bar socota oo ay ka diyaariyeen xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaannada ... Continue Reading →

Sawiro: Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Gaas Iyo Safiirka China Ee Soomaliya?

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 16 Nov 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe kusoo dhoweeyey wefti uu hogaaminayo  danjiraha ... Continue Reading →

DEG DEG+DAAWO: Reer Burco Oo Wacad Ku Maray Inay Ku Dhawaaqayaan Maamul Lagu Magacaabo Wadaniland

Taageerayaasha Xisbiga Wadani, ayaa magaalada Burco ka dhigay Bannaanbax aad u balaaran, waxaana banaanboxoodu uu daba joogay go’aankii ay Xisbiga Wadani ka qaateen Guddiga Doorashooyinka ... Continue Reading →

IGAD Oo Warbixin La Yaab Leh Kaso Saartay Xal U Helida Colaada Gaalkacyo Iyo Puntland Oo U Jawaabtay

Urur goboleedka IGAD, ayaa Warbixin ay soo saareen ku sheegay inay taageerayaan in magaalada Gaalkacyo ay amaan noqoto, waxaana ay sheegen in Gaalkacyo ay kuso noqnoqdeen dagaalo khasaaro ... Continue Reading →