Wararka Ugu Weyn Maanta

Ereg Oo Dib Loogu Celiyay Shaqadiisa

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa u fasaxay Taliyaha ciidamada Booliiska Puntland C/qaadir Shire Faarax ( Ereg) in dib uu shaqadii u bilaabo ka dib markii bishii September Madaxweyne k/xigeenkii Puntland uu shaqada ka fariisiyay. Wareegto uu maanta…
Ciidamada Puntland Oo Qabtay Dooni Jariifa Oo Laga Leeyahay Iiraan

Dowladda Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay  khasaaraha ka dashay weerar ciidamadu ku qaadeen Dooni laga leeyahay dalka Iiraan oo ka kalluumaysanaysay xeebaha Puntland. weerarkaasi ayaa waxaa ku dhintay nakhuudaha doonta la qabtay, waxaana ku dhaawacmay qof kale oo ka mid…
(Sawiro) Shir Ku Saabsan Farsamada Gacanta Oo Lagu Soo Afmeeray Garowe

Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay Wasaaradda Shaqada,Shaqaalaha,Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland shir muddo labo maalmood ah looga hadlayay horumarinta farsamada gacanta iyo sidii loo jiheyn lahaa dhalinyarada,waxaana kasoo qeybgalay Madaxda Wasaaradda,Saraakiil ka socota Hay,addaha World Vision, Save The Children,Ganacsato iyo Dhalinyaro.…
(Sawiro) Gaas Oo Gaaray Kismaayo

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Kismaayo, isagoo ku biiray madaxda maamul goboleedyada ee ku sugan magaalada. Wafdiga Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Jubbaland, kuxigeenadiisa, wasiiro,…
Wax Ka Ogow Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubblanad ayaa wararka ka imaanaya waxay sheegayaan  in Magaalada baneenkeeda uu ka dhacay iska hor-imaad. Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ka dhashay markii ay isku dhaceen ciidamo u abaabulan hab-beeleed oo ku muransanaa dhulka sida…
Kenya Oo Sheegtay Inay Dishay Rag Shabaab Ah

Kenya ayaa sheegtay in howlgallo qorsheysan ay ku dishay bilihii la soo dhaafay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab, kuwaa soo ay horay lacag u duldhigtay. Dowladda Kenya waxa ay sheegtay in dhowr howlgal oo badankood ka dhacay Koonfurta Soomaaliya in lagu…
Maxaa Ka Jira Inuu Khilaaf Ka Dhexeeyo Camay Iyo Gaas?

Waxaa soo ifbaxaya khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhaxgalay madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo ku-xigeenkiisa C/xakiin Xaaji Cabdullaahi Camey. Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdwali Maxamed Cali Gaas oo todobaadkii hore wareysi siiyay VOA ayaa taageeray shirka Kismaayo ay…
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Guddiga Dastuurka Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xarunta Aqalka Sare kula kulmay guddiga la socodka arrimaha dib-u-eegista dastuurka ee baarlamaanka. Kulanka ayaa looga hadlay heerka wada shaqayn ee ka dhaxeeya laamaha ku howlan dastuurka iyo habka looga gudbi karo caqabadaha…
Madaxweyne Xaaf Oo Fariin La Yaab Leh U Diray Dawlada Federaalka

Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug Axmed Geele Ducaale Xaaf, ayaa ugu baaqay dawlada Federaalka Soomaaliya inaysan sharaysan maamulka Galmuidug. Isagoo wariyeyaasha kula hadlayay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in maamulkiisa iyo dowladda uu wax kala gaareen, isagoo xusay in difaac ugu jiro…